RW Khayre oo la kulmay wafdigii Golaha amniga & Nabada Midowga Afrika (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heerkiisu sarreeyo oo ka socda golaha amniga iyo nabadgelyada Midawga Afrika oo Soomaaliya ku yimid booqasho rasmi ah oo sedax maalin qaadanaysa. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo xubnaha wafdiga ayaa ka wada hadlay horumarrada laga gaaray qorshaha mas’uuliyadda amniga … Continue reading RW Khayre oo la kulmay wafdigii Golaha amniga & Nabada Midowga Afrika (Daawo Sawirro)